
TOP FBB. GENEVA) Abwaanka caanka ah ee xasan dhuxul laabsaalax ayaa lafilayaa inuu kudhwaaqo samaynta koox cusub kadib khilaaf mudo soo jiitamayay oo xilka uga dagay kooxdiisii hore ee xdigaha geeska. warar aan rasmi ahayn oo ay heeshay fbb ayaa sheegaya inuu wado qorshe uu isugu gaynayo islamrkaana iskugu uru rinayo fanaaniita kabxay kooxda xidigaha geeska oo hada noqotay tusbax furtay. dhinacakale kooxdan geeska ayaa waxaa hada kabaxay fanaaniintii ugu muga iyo miisaanka lahayd dhinaca shacabka somaliland isla markaana loogu jeclaa gudaha kooxdaas. waxaa sii kor dhaya muranka iyo buuqa ka dhex alaoosan gudaha kooxda xidhigaha geeska taasi oo noqotay maalmihii ugu danbeeyay waxyaabhii loogu hadal haynta badnaa meelaha ay bulshadu ku kulanto sikastaba ha ahaate laabsaalax ayaa lafilayaa kudhawaaqista kooxda cusub iyo saamaynta ay kuyeelankarto hadhaaga kooxdiisii hore.
FREE BOSS BOLGGER
QORE. Wariye Axmed faahiye
No comments:
Post a Comment