Saturday, May 14, 2016

Top FBB:- Fanaankii Laga Caydhiyey Kooxda Xidigaha Geeska Ee Maxamed Bk Oo Mar Kale Dib Ugu Laabtay Kooxdiisii Iyo Qaabka Heshiisku U Dhacay

Fanaankii Laga Caydhiyey Kooxda Xidigaha Geeska Ee Maxamed Bk Oo Mar Kale Dib Ugu Laabtay Kooxdiisii Iyo Qaabka Heshiisku U Dhacay
Maxamed Bk oo hore arimo musuq maasuq iyo xisbiga Waddani looga caydhiyey Kooxda Xidigaha Geeska ayaa mar kale dib ugu soo laabtay sida xogoha karinnews heshay ay sheegayaan waxaana guul laga gaadhay gudi loo saaray xalinta khilaafkan
Maxamed Bk Ayaa la sheegay in uu qaatay khaladkii uu galay waxaana dib u heshiiyey Kooxda Iyo Fanaankan sida wararku nagu soo gaadhayaan Bk ay qaybtiisa ka qaadan Doona Dabaal dega munaasibadda 18 May waxaana la sheegay in Bk uu geestiisa joojiyey Bandhig faneed uu Kaligii ku qaban Lahaa Hotelka Crown ee Magaalada Hargeysa

FREE BOSS BLOGGER

No comments:

Post a Comment