![]() |
| Free Boss |
fanaan Caanka ah ee nimcaan Abdirahman hasan hilaac ayaa eedayn culus dusha usaraaray qoyska qaba fanaanada hodan abdirahman dheere oo maal mihi udambaysay warbaahinta lagu hadal hayay Qoraal kooban oo bartiisa facebook soo dhigay ayuu sidan kusheegay. fanaanka oo arintaa ka hadlaya ayaa waxaa uu yiri sida tan
"Maalin wanaagsan dhamaan umada Soomaaliyeed meel kastood dunida kajoogtaanba
Waxan Niman rag ah oo waxyaabo ay raga soomaalidu ka xishoon jireern ku xaragoonaya
hodan cabdiraxmaan dheere Waa marwo jecel ninkeeda Maxamed alto waxana quruxbadan in la xaqdhawro dumarka marwooyinka ah lagana xishoodo waxyaabaha qaar media ha lagu isticmaalayo Hodan waxa lagu haystaa maxaad soomaaliya ugu heestaa oo dadka qaar aykula coloobeen iyadoo sidaa ah ayaa hadana nin kamida reerka qaba hodan uu fadeexo aan loo adkaysan karin lasoo fadhiistay media ha nagama qabato inaan ugafno reerka qaba sharaf iyo karaamo ayay naga mudanyihiin waxyaabaha qaar in lagu kaftamaa xataa waa dambi dadka wanaaga jecel alaha inoo badiyo soomaalina alaha mid kadhigo."
sikastaba ha ahaatee waxaa iyana soo baxaya wara sheegaya oo taasi ka duwan kuwaas oo tibaaxay inay sifudud ukalatagayaan lamaanahaasi waxaana intaasi wararku ay kudarayaan in uu ku lug leeyahay khilafkaa iyo bur burkaasi fanaan ka isna da'da yarle ee mursa muuse cumar oo lasheegya inuu u han qaltaagayo hodan oo lasheegay inuu hada kusugan yahay dalka kenya, caasimada Nairobi.

No comments:
Post a Comment