Monday, May 9, 2016

Fanaanka Bk oo fadexad uga baxay kooxda xidigaha geeska iyo laabsaalax oo xadhiga ujaray

Laab-saalax Oo Iminka Ka Hadlay Sababta Uu Fanaanka Bk Uga Saaray Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Tuugo-nimo Bk Ku Kacay Oo Galaafatay Abwaan laabsaalax waxaa uu sheegay in alfanaan Maxamed BK uu ku gafey isla markaana uu jabiyey xeerki u yaalay kooxda xidigaha geeska waxaana u yidhi "Fanaanka Maxamed Siciid BK waa Saaxibkay, waa walaalkay maanta laga bilaabo waxaan gebi ahaan-ba ka saaray Kooxdii fanaaniinta Xidigaha Geeska ee uu ka midka ahaa, isaga oo ka hor yimi shuruucdii iyo qodobadii u yaalay kooxda. Sidaa daradeed anna waxaan go’aansaday inaan ka saaro kooxda”. Ayuu yidhi Xasan Dhuxul-Laabsaalax -

No comments:

Post a Comment