Daawo madaxwayne geele oo maanta xilka 5sano loo dharshay heeso dabaal deg ah oo hal ay kusoo bandhigeen qaarka mid fanaaniinta qarnka. madaxwayne geele ayaa ayaa lafilayaa inuu halkii kasihana qaado da daalka uu dalkaasi ugu jiro.
xaflada caleema saarka oo ay kasooqabygaleen masuuliyiin sar sare oo kakala yimid daafaha caalamka.
No comments:
Post a Comment