Sida ay FBB-da u sheegeen dad goobjoogyaal ah, qaraxa ayaa dhacay xili ay socotay qaadista canshuuraha oo uu suuquna aad mashquul u yahay.
Xoolo badan ayaa iyana halkaasi ku le'day.
Qaraxa ayaa loo malaynayaa in uu ahaa miinada dhulka lagu aaso oo la galiyay laanta canshuuraha.
Ma jirto cid sheegatay qaraxaasi illaa hadda.
Isla suuqaas waxa uu qarax ka dhacay 12-kii bishii tagtay ee Maarso, waxaana ku dhaawacmay sideed qof
Free Boss Blogger
No comments:
Post a Comment