Wednesday, April 13, 2016

Daawo Telefishanka Al-jaziira oo Shaqaalihiisa Kala Diray Iyo Xarumihi Dibedda oo La Xidhay Iyo Wareyaashii oo Macasalaameeyay Dadkii Dadkii Daawan Jiray.

Telefishanka caalamiga ah ee Al-jaziira ayaa sameeyay shaqaale Dhimistii ugu waynayd iyada oo kumanaan kun oo shaqaalihiisa ka mid ah ay waayeen shaqooyinkoodii la lagu war galiyey in ay fasax yihiin,
waxaana la soo xidhay xarumihii ugu wawaynaa ee uu Tv-gaasi dibedda ku lahaa sida ta Dalka Maraykanka oo boqol weriyeyaashiisii maraykanka madal ku wada salaameeyeen dadwaynihii ay is jeclaayeen ee kala socon jiray Shaashadaha Tv-GA. aljazeera-america2 Hore ayuu Maamulka sare ee Tv-gaasi sheegay bishii hore in uu samaynayo shaqaale dhimis baaxad leh oo uu ku tilmaamay mid gunti giijis dhaqaale ah.waxaana lagu sababaynayaa hoos u dhaca shidaalii dawlada Qadar oo siwayn hoos dhulka u galay,kaasi oo saamayn ku yeeshay dhaqaalihii dawladda Qadar ku bixin jirtay Warbaahinta Al-jaziira. Free Boss Blogger Doha qatar

No comments:

Post a Comment