Wafti Uu Hogaaminaayey Gudoomiye Cirro Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Maraykanka Daawo Sawirada
Washington DC(fbb)-Wafti balaadhan oo uu Hogaaminaayey Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa goordhawayd soogaadhay caasimada dalka Maraykanka ee Washington DC
Waftigan ayaa markii ay soogaadheen Washington DC waxa si mugle ugu soo dhaweeyey Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee dalka Maraykanka oo ay hogaaminayaan Masuuliyiinta Sare ee Xisbiga Waddani Ujooga dalk Maraykanka
No comments:
Post a Comment