Wariyaha BBC ee Maraykanka oo la safraya Obama, ayaa sheegay in Sacuudiga uu dareemayo Maraykanka inuu ka sii jeestay walaacooda, gaar haan Iran.
Wuxuu sheegay in Sacuudiga ay sidoo kale aaminsan yihiin in Maraykanka ay uu ka yahay daciif iyo go'aan la'aan la dagaalanka kooxda IS.
Mr Obama ayaa ka qayb gali doona shirka waddamada Gacanka Carabta ee Riyad.
Heshiis Maraykanka iyo waddamada Gacanka Carabta ay ku ilaalinayaan maraakiibta hubka Iran u wada Yemen ayaa lagu dhawaaqay.
No comments:
Post a Comment