Wednesday, April 20, 2016

Daawo SawiradaFBB oo Heshay Mukhalasiintii Tahriibiyey Ee Doonta Saaray Dhalinyaradii Badda Ku Dhamaatay.

Hargeysa(free Boss)fbb  waxa ay heshay sawirada mukhalasiinta somalida ee dhalinyarada kumanaanka kun ee Dollar ka qaata ee saara doonyaha aadka u liita ee la tan dhaafiyo,iyaga oo la shaqayta manaxayaasha kale ee aan somalida ahayn ee iyagu doonyaha masuulka ka ah.Mukhalasiintan oo ay ku jiraan kuwii dhalinyaradii ugu dambaysay ee badda ku haligmay saaray oo kuna kala sugan dalka gudihiisa,Itoobiya.Suudan,Libiya iyo Ilaa Masar,waxaanu ku gudo jirnaa baadhitaano dheeraad ah oo aanu ku ogaanayno macluumaadkooda dheeraad ah iyo meelaha ay ka soo jeedan si mar uun cadaaladda loo hor keeno goorta ay doontaba ha noqotee.





La Soco Dhawaan,haddii aad xog dheeraad ah ka haysana fadlan noogu soo dir faahiyevip@gmail.com

No comments:

Post a Comment