Hadal ba’an oo kasooyeeray
masuulkatirasan SOMALILAND Todobaadkii lasoo dhaafay ayay ahayd mar ay
warbaahinta dalku wax kawaydisay abaaraha ba’an ee hadheeyay somaliland siiba
gobolada galbeedka somaliland. Mr saleen ayaa waxa uu kaga jawaabay su’aalo
dhowr ah oo ay waydiisay bahda universal tv sida tan “ horta ma ha iikala qaad qaadine waxaad
tiraa caydha caawi Idhe”. Hadlkan ayaa ahaa kii ugu hadal haynta badnaa
todobaadkan dhinaca warbaahinta iyo meelaha ay bulshadu ku kulanto. Dhinacakale
waxaa iyana jira fadeexad soo food saarty gudiga abaaraha somaliland oo
todobaakii hore deeq gaadhsiiyay meela kamid somaliland taasoo ay ku fashil
meen wixii laga filayay
Sikataba ha ahaatee hadalka
kasooyeeray mr. saleebaan ayaa bulshawaynta reer somaliland qaar kood ay ku
ltilmaameen midaan meel haysan meelkadhacna ku ah xukuumada uu katirsanyahay. Dhinaca
kale waxaa malaayiin doolar kusoo caawaisay ilamarkaana soo gaadhiisay gudiga
abaaraha somaliland xubno katirsan dowlada Somalia oo shalay kasoo degay
madaarka Hargeisa deeqdan yaa sida ay sheegeen ila wareedyo xog ogaal ah ay
tahay bay yiraahdeen waa mid sigaara loogaaynayo gobolada Awdal balse waa maxay
xidhiidhka ka dhexeeya AWDAL IYO MAAMULKA muqdisho.
Lasoco warbixin kahadlaysa
arintaas.
Free Boss Blogger
free-bozz.blogspot.com
Djibouti
No comments:
Post a Comment