Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Suuriya Staffan de Mistura ayaa la kulmi doona wakiilada mucaaradka. Laakiin kulan wakiilada dowladda ayaa dib loo dhigay.
Madaxa wadaxaajoodka dowladda Suuriya ayaa sheegay inaysan jiri doonin xabad joojin wadahadalka ka hor.
kalasoco faah faahin
free Boss Blogger
http://www.free-bozz.blogspot.com/
Geneva office
No comments:
Post a Comment