Hargeisa (free Boss) madax
waynaha Somaliland oo xasuuqay dad ajaanib ah oo ku dhaqan gudaha Somaliland waxaana
lasheegaya Intiro dhowr ah ladilay kadib markii xukuumada siilanyo
amarkubixisay ila soo raafo dha maan dadka aan sharci soomaliland ah haysan. Todo
baakii lasoo dhafay ayaa waxaa qudha laga jaray wiil Somali ah kana
soo jeeda dalka itoobiya waxaa iyana jira dad dhowr ah oo toogasho ay ku
fulisay xukuumada hada talada haysa. Dhinca kale besha caalamka ayaa cambaarayn
usoo jeedisay, waxayna ku tilamaantay falkaasi bini aadanimada kabaxsan. Dhacada
dan ayaa imaanaysa xili dalkaasi ay kusugan yihiin ajaanib ubadann oromo iyo Somali
Ehiopian ah. Waxaana laga cabsi qabaan in tarxiilkaani uu hoos udhigo xidhiika
siyaasadeed Ee soomaliland iyo itoobiya. Raafka ama tarxiilkan ayaan ahayn kii
ugu horeeyay oo laga sameeyo gudaha magaalada Hargeisa. Iyada oo ay dhowr jeer amarku bixisay dawlada
Somaliland sanadkii 2014 ilaa 2013 dhamaad qaybta 1aad Ee warbixinta.
by Wariye
Axmed faahiye
Free Boss blogger
Djibouti
No comments:
Post a Comment