Sunday, January 24, 2016

Oromo camabaareysay dowladda Somaliland Ee uugadhwadeenka kayahay Siilanyo

Jaaliyadda Oromada ee gobolka Minnesota ee dalka mareykanka ee asalkooda ka soo jeeda dalka Ethiopia ayaa cambaareeyay dadka Oromada ah ee dhawaan laamaha ammaanka Somaliland ay ka raafayeen Hargeysa iyo magaalooyinka kale ee Somaliland.

Hoggaamiyeyaasha jaaliyaddani oo shir jaraa'id oo ay arrintaasi uga cabanayeen ku qabtay magaalada Minneapolis ayaa waxa ay ka digeen musaafurinta dadka qowmiyadadasi ee Ethiopia loo musaafurinayo ay keeni karto xasillooni daro ka dhalata Geeska Afrika. kulankaas ayaa ahaa mid jaaliyadaasi kulafa gureen danahooga kusaabsan. isagoo dhamaana qoomiyadaasi ugu baaqay inay sikuduubni muujyaan si  ay uga hortagaan wax kasta oo soo waajaha.

free Boss Blogger
http://www.free-bozz.blogspot.com/

No comments:

Post a Comment