Sunday, December 14, 2014

WARA DEG DEG AH: Xasan Sheikh Maxamuud oo Ra’iisul wasaaraha Cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu Saacadaha Soo socda uu ku dhawaaqo Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya uu Madaxweynaha u Magacaabayo Xuseen Cabdi Xalane oo ahaa Wasiirkii Maaliyada Xukumaddii Baarlamaanka ay kalsoonida kala laabteen. Xuseen Cabdi Xalane ayaa Badali doona hadii lamagacaabo Ra’iisul wasaarihii Baarlamaanka Soomaaliya ay 6-dii Bishaan Kalsoonida kala laabteen. (80)

1 comment: