Sunday, December 14, 2014
MADAXWAYNE SIILAANYO OO SI KADISA U HAKIYAY SAFAR UU MAANTA KU TAGI LAHAA DALKA JABUUTI
Hargeysa (Awdalopst) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa si kedis ah u hakiyay Safar uu ugu bixi lahaa Waddanka Jabuuti. Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay baajinta Safarka Madaxweynaha balse Saraakiisha qabanqaabinaysay ee Madaarka Hargeysa iyo Warbaahinta oo Madaarka u tagtay soo tabinta Safarka Madaxweynaha ayaa lagu wargaliyay in Madaxweynuhu aanu baxayn.
siilaanyo
Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay u jeedada socdaalka Madaxweynaha ee Dalka Jabuuti hase ahaatee wararka laga helayo ayaa sheegaya inuu Jabuuti kula kulmayo Madaxweynaha Somalia oo halkaasi ku yeelanayaan wada hadal qayb ka ah Wada xaajoodka u socday Somaliland iyo Somalia. Waxa kale oo Jabuuti ku sugan Eng Faysal Cali Waraabe oo la
Isha Ku HayAwdalpost network
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

No comments:
Post a Comment