Wednesday, August 27, 2014
WAR DEG DE AH CIIDAMADA Soomaliland oo "qabsatay" Saax Dheer lana wareegay gaankuhaynta teeda
Soomaliland oo "qabsatay" Saax Dheer
Soomaliland ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay la weerareen Saax Dheer, oo la filayay in maanta lagu caleemo saaro Cali Khalif Galayr, oo dhawaan loo dortay madaxweynaha Khaatumo. 51 daqiiqo ka hor
li Khaliif Galayr ayaa dhowaan loo doortay Madaxweynaha Khaatumo
Wararka ka imaanaya Soomaliland ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay saakay weerareen tuulada saax-dheer.
Saax Dheer waxa lagu waday in maanta lagu caleemo saaro madaxweynaha cusub ee khaatuomo ee dhawaan la doortay, Dr Cali Khaliif Galayr.
Taliyaha guud ee ciidanka milateriga Somaliland sareeye gaas Ismaaciil Shaqalle ayaa BBC u sheegay in saakay hawlgal ay sameeyeen ciidamadiisu ay kula wareegeen tuulada Saax-Dheer iyo hareeraheedaba.
Saax Dheer ayaa 70km dhinaca koonfur galbeed ka xigta magaalada Laascaanood .
Wax war ah kama hayno dhinaca kale ee Khaatumo.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment