Friday, December 19, 2014

Ceeb Dulhoganaysa Badhasaabka Gobalka Saaxil Oo Xisbiga Wadani Xaflad Uu u Qaban-Lahaa Tagerayal ka Soo Goostay Xisbiga Kulmiye ku Amray Mulkilayasha Hudhelada Berbera in Aan Lagu Qaban-Karin. Ceeb Dulhoganaysa Badhasaabka Gobalka Saaxil Oo Xisbiga Wadani Xaflad Uu u Qaban-Lahaa Tagerayal ka Soo Goostay Xisbiga Kulmiye ku Amray Mulkilayasha Hudhelada Berbera in Aan Lagu Qaban-Karin.

Badhasaabka gobalka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar iyo masuuliyiin kale oo wasiiro iyo maamulka dagmada barbara iskugu jira ayaa ilaa xalay ku hawlanaa joojinta xaflad Xisbiga Wadani kulahaa Magaalada Barbara ee gobalka Saaxil Taasi Oo Uu Xisbiga Wadani ku soo Dhawaynayay Tagerayal Tirro Badan Oo ka soo Digo Rogtay Xisbiga Kulmiye Kuna Biirayay Xisbiga mucaradka Wadani.Badhasaabka gaobalka ayaa dhamaan hudheelada magaalada Barbara ku wargaliyey inaan xisbiga Wadani laga kirayn karin hoolasha xafladaha waxaanu waraaq uu ku saxeexan yahay la geeyay huldheelada magaalalada barbara oo dhan Warqadan ayaa u muuqatay mid aanu Gudoomiyuhu waxba kala soconin oo ka turjumaysa go,aanadii guurtidu ka soo saareen ee lagu heshiisiiyey mucaaradka iyo muxaafidka ayaa waxa ka maqnaa taariikhda guurtidu warqada soo saaren taasi waxay muujinaysaa inuu si fiirsasho la,aan iyo aqoondaro ku dheehantahay u saxeexay warqadan isla markaana uu hudheelada ugu gudbiyey . Awdalpost Axmed faahiye

No comments:

Post a Comment