Saturday, April 15, 2017

Halkan ka Eeg qiimaynta fanaanninta somaliyed+Nimcaan Oo Noqday xidia somalied+ bk oo khadka kabxay

Natiijada sawirka nimcan hilaacHalkan ka Eeg qiimaynta fanaanninta somaliyed+Nimcaan Oo Noqday xidiga somalied+ bk oo khadka kabxay
#Eeg Qiimaynta Fanka Soomaliyeed!!!!
☞Nimcaan Hilaac waxa uu noqday Fanaanka ugu tageeraha badan fanaaniinta 2016 & 2017,

Natiijada sawirka maxamed bk☞Max'ed bk waxa uu noqday fanaanka lumiyay tageero badan oo uu lahaa 2016 & 2017,

Natiijada sawirka ilkacase qays☞Ilkacase qays waxa uu noqday fanaanka ugu murtida xumaa fanaaniinta 2016 & 2017,
Natiijada sawirka cawale☞Cawaale Aadan waxa uu noqday fanaankii ugu murtida fiicnaa fanaaniinta 2016 & 2017
☞iidle yare waxa uu noqday fanaankii ugu heeso xadka badnaa fanaaniinta 2016 & 2017
☞Cumar shooli waxa uu noqday fanaanka ugu sawirsanaa fanaaniinta 2016 & 2017
☞Axmed saki waxa uu noqday fanaankii ugu dhaqanka xumaa fanaaniinta 2016 & 2017

source facebook friends 

No comments:

Post a Comment