Tuesday, March 7, 2017

maxaa Kala Qabsadey Muuse Biixi Iyo Saxaafada + Su,aashii Badeshay Dareenka Muuse Ee Uu Saxafigu Weydiiyey + Ficilkii Uu Kaga Dareen Celiyey

Hargeysa (FreeBoss):- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaana ah musharaxa
madaxweyne ee xisbigaas ayaa maalinti shalay aheyd mar uu u muuqdey mid saxaafada ka dhuumanaya waxaa ay si kadis ah u kulmeen saxafiyiin ka tirsan telefishanka Saab Tv
Image may contain: 2 people, eyeglasses and suit


Saxafiyiinta ayaa waxaa ay Muuse Biixi weydiyeen sida uu u arko go,aankii ay shalay guurtidu ka gaadhey arimaha doorashooyinka ee muddo kordhinta ku sameeyen 

Muuse Biixi waxaa uu si kooban su,aashaas uga jawaabey waanu soo dhaweynaynaa Balse Musharaxa ayaa waxaa uu si kulul u dhibsadey isla markaan bedeshay dareenkiisii Su,aal uu saxafigu weydiiyey oo aheyd in aanu madaxweynuhu raali ka aheyn muddo kordhintaas isla markaana uu Saylici madaxweyne noqon Doono hadii uu madaxweynuhu is casilo

" Aniga Su,aashaas ha i weydiinin , maad aragtey madaxweynihii adigu , maxaad noo sheegaysaa adigu " ayuu Muuse Kaga Dareen Celiyey Su,aashii






No comments:

Post a Comment