Hargaysa(FreeBoss) Wasiirka Wasaarada Maaliyadda JSL, Samsam Heeryo Xun Ayaa Khasnadda Dawladda Ka Saartay Lacag Gaadhaysa 100, 000 Dollar, Lacgtaa Oo Ay Wasiir Sam Sam Ku Naas Nuujinayso Inamo Ay Eedo Ugu Beegan TahayLacagtan Ayaa la sheegayaa in Qaarkeed ay Wiilashan yaryar ee eedadood usoo Amartay Qaadashada Xatooyo ee xoolaha Umadu wada leedahay Ay Ku Aroosanayaan Halka inta Kalena ay ku baxayso Waxyaabo Maala Yacni ah oo ay Heeryo Xun ku doonaysay inay Wiilasheeda ugu Saarto Lacagta si loo raaciyo xisaab xidhka Dawlada ee Sanadka 2018
Mashruuca Oo Magaciisa La Yidhaahdo Calendar Dabshid, Oo Lagu Macneeyay, Calendar Ay Hore Soomaalidu U Isticmaali Jirtay Wakhtigii Hore.
Mashruuc Clander Dabshid Ayaa Ah Mid Been Iyo Mana Awaal Ah, Oo Lacago Been Ah Lagu Cunaayay, Wasiir Sam Sam Cabdi Aadan Ayaa Ku Takrifasha Xoolaha Umadda Ee Loo Wada Siman Yahay, Iyado0o Bulshada Reer Somaliland Ee Dhibaataysan Ay Hadyo Gooraale Budh La Hortaagan Tahay Si Ay Cashuurta Dawliga Ahb Uga Soo Ururiso.
Maxame Aadan, Cabdinaasir, Axmed, Cabdi Casiis, Waa Inamo Ay Eedo U Tahay Wasiir Sam Sam Cadi Aadan Waxayna Farta Ka Saartay Lacag Dhan 100, 000 Dollar, Lacagta Oo Si Toos Ah Uga Baxday Khasanada Dawladda Somaliland Ee Madaxweynaha Qaranku U Igmaday Uu Amaanadeeda U Dhiibay Sam Sam Heeryo Xun.
The Free Boss Blogger
Djibouti office
No comments:
Post a Comment