Isbar bardhig lagu sameeyay kareena Kapoor markii ay yareyd iyo canugeeda ayaa la ogaaday iney aad isugu ek yihiin.
Kareena waxaa ay u dhashay Taimur Aktarka weyn ee Saif Ali Khan.
Canugan ayaa dhashay 20-kii December sanadkii 2016.
Saif Ali Khan oo horay u soo guursaday labo caruurna dhalay ayaa ka dhameystay Kareena Kapoor iney nolasha wada qeybsadaan maadaama naagtiisii hore ay kala tageen.
bye the Free Boss Blogger
No comments:
Post a Comment