Friday, March 3, 2017

Break News:- Shiinaha oo kordhinaya kharashka Milateriga


Sannadihii u dambeeyey Shiinuhu wuxuu casriyeynayey ciidankiisa qalabka sida.Lahaanshaha sawirkaFbBP
Image captionSannadihii u dambeeyey Shiinuhu wuxuu casriyeynayey ciidankiisa qalabka sida.

Shiinaha ayaa ku dhawaaqay inuu sare u qaadi doono 7% kharashka ku baxa milatarigiisa sannadkan.
Caddadka rasmiga ah Axadda ayaa shaaca laga qaadi doonaa, marka baarlamaanka Shiinaha, golaha qaranka ee shacabka, uu billaabo kal-fadhigiisa sannadlaha ah.
Arrintan ayaa timid maalmo uun ka dib markii madaxweyne Trump uu hoosta ka xarriiqay qorshayaal lagu kordhinayo kharashka ku baxa milateriga, ku dhawaad 10%.
The Free Boss Blogger 
Beijing office 
WAriye Axmed faahiye
Faahiyevip1@gmail.com

No comments:

Post a Comment