Dadka ku nool adddunka way kala duwan yihiin, laga yaabee kala duwanaanshaha inay ka dhigto Normal , waxaan warbixintaan idinkugu soo aruurinay 10 nin oo aadan aamineyn inay adduunkaan ku nool yihiin kuwaas oo leh qaabab kala duwan.
Qaar kamid ah waxay caan ku noqdeen dhererkooda, qaar dhibaato jirkooda ka muuqato, haddaba hoos ka arag sawir kasta iyo magaciisa
10. Yu Zhenhuan (Ninkii Tinta Badnaa)
9. Tom Staniford (Nin Aan wax baruur ah laheyn)
8. Sultan Kosen (Ninka ugu Dheer Adduunka)

7. Chandra Bahadur Dangi (Ninka ugu gaaban adduunka)

6. Francisco Domingo Joaquim (Ninka ugu afka weyn adduunka)
5. Carlos “Halfy” Rodriguez (Ninka leh Madax haaf ah)

4. Michel Lotito (Nin wax kasta qaniinayo)

3. Gary Turner (Nin Maqaarkiisa Kala Baxaayo, Kala fidsamaayo)

2. Sajad Gharibi (Ninka Ugu Xoogaan Adduunka)
1. Amoo Hadji (Ninka Ugu Wasaqda Badan)





No comments:
Post a Comment