Wednesday, February 8, 2017

Maxadwaynaha Djibouti oo Hambalyeeya Guusha madax wayne farmaajo oo

Siwayn caalamka looga dareemy
Kadib  loolan adag oo usoogaly
Waxaa usuuragashy inuu xilka hanto 4 sano ee soo socda . Waxaana iskasoo dabadhacaya hambalyada iyo dhambaalada tahniyada.
Madaxwanaha Jamuuriyda Djibouti mudane ismaciil omar geele ayaa dhankiisa bogaadiyay
Hogaanka cusub  ee Somalia yelatay
Waxaanuu urajeeyay in illahy laqabto
Hoshaasi Djboutina ay garbtagantahay dhankeeda.geele ayaa arintan kusheegay
Qoraal kooban oo ukudabacay baraha
Facebooka

Wariye  Axmed faahiye

No comments:

Post a Comment