Friday, February 17, 2017

Farxiya Kabayare oo Baajisay Showyadii Geeska Afrika Mareykana Ku Noqotay

Fanaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare oo rabtay inay Wareeg xaflado ah ku samayso Geeska Afrika gaar ahaan deegaanada Somalidu ku dhaqantahay sida Muqdisho, Djibouti iyo Hargeisa iyo Garoowe se midaas ay u suuragali wayday. Fanaanadan oo ku noqotay dalkay deganeed ee Mareykanka ayaa barteeda Snapchatka kasoo bidhaantay iyadoo la joogta wiilkeeda Dalmar Yare iyadoo sheegtay inay shaqadeedi ku laabanayso.

No comments:

Post a Comment