Tuesday, January 31, 2017

Aabo maxaad igu furi wayday adeega telesom ee kicinta salaada subax WQ:Abwaan cabdiraxmaan

Sc walal caawa aan kuu sheekeeyo
Waxa jiray nin inan la sheekaysan jiray aadna isugu dhawaayeen ninku cilad wuxuu u lahaa inuu inanta soo waco markasta iyo xili kasta iyo saacad kasta. Jaba waa danbeeyee maalintii danbe ayuu soo garacaay afartii subaxnimo shaw inantu mobilkeedaba aabaheed madaxiisay kaga tagtay xalay deedna odaygii baa ku baraarugay telefoonka dhacaya inta u tiigsaday ayuu soo qabtay deedna qabay hellow...hellow...hellow marki odaygii yidhi ayuu ninkii naxay oo dhidid waaweyni ka soo booday ilayn odayga uma jawaabi karee dhako kaluu keenay ninkii kolkaasuu odaygii ku yidhi fadlan ku soo dhawoow adeega kicinta eedanka salaada subax ee shirkada telesom.
Odaygii intuu farxay oo uu muusooday ayuu maalinta si wacan u soo tukaday kolkuu soo noqday ayuu ku yidhi inantiisii aabo maxaad igu furi wayday adeega telesom ee kicinta salaada subax
WQ:Abwaan cabdiraxmaan
Bye Free Boss Blogger

No comments:

Post a Comment