Saturday, December 24, 2016

The TOP NEWS 2016 maxaad kuxasusataa Bye wariye Axmed faahiye

Afficher l'image d'origine

The TOP NEWS 2016 maxaad kuxasusataa Bye wariye Axmed faahiye

ETHIOPIA: Sanadka 2016 ayaa waxaa dalka itoobiya qa dhacay mudaharadyo aad ubaxad wayn kuwaasoo ay boqolaal qof ku nafwayen tirakalena ay ku dhawacmeen.
dowlada itoobiya ayaa dalkasi kusoo rogatay xaalad deg deg ah mudo 6 bilood waxaan gabi ahaanba lajaray isticmaalka khadka internetka.
Afficher l'image d'origineDjbouti : dalka djbouti ayaa iana sandkan waxaa ka qabsoomay doorashada qalka sare taasoo uu mar labad ku gulaystay Afficher l'image d'originemadax wayne geele. Dhinaca kale waxaa sidoo kale laga hirghaliyaya dalkasi daiyarada cusub EE Air Djibouti tasoo mudo 14 sano hawada kamaqnayd.
Afficher l'image d'origineSomaliland: sanadkan galbaday ayaa waxa siwayn uga dhacay guud ahaan Somaliland abaarihii ugu xumaa abid inta la ogyahay. Dhinacakel madaxwayne siilanyo ayaa lasheegay sanadkan inuu lunsaday balaayin dollar kuwas oo loogu talagalay in waxlagaga qabto abaraaha baahsan.

Afficher l'image d'origineSomalia: 

sandka waxa soo ifaya Somalia muuqalo kaduwan sanadihi hore kuwaasoo muujinaya rajo nololeed

Dhinacake waxaa kadahcay qaraxyo ismiidaamin ah kuwaasoo ay dadna ku dhinteen qaarkal ena ku nafwayen Waxaa sidookale kadhcay dorasho dadban taasoo mujinaysa rajo.
Afficher l'image d'origineTURKI: Dalka turkiga ayaa sanadka waxaa ka dahcay dhacdo aad ulayaabbadan tasoo qaarka mida taliska dalkasi aya isku dayeenn inay afgambiyaan balse markii dambe dhicisoobay Afficher l'image d'origineAMERICA Dalka maraykanka ayaa waxaa ka qbsoomay doorashiinkii ugu xiisaha badnaa abid kuwaasoo noqoday kuwii ugu hadal haynta badnaa caalmka Dhinacakale john kery ayaa markii ugu horeesay abid soo booqday qaarada Africa gaar ahaan Djibouti Sidookale waxaa keyna soo gadhay mr, Obama oo asal ahan sida lasheegay kasoojeeda Kenya. SYRIA Waxaa waxali kasocda dalkasi qaraxyop isdaba jog ah kuwasi oo malaayin qof aykunafwayeen qaarkalena ayku barakacen. Beesha calamka ayaa siwayn uga qaylisay dhibatada kuna tilmaantay wax aan indhaha laga qarsankarin. Militaires saoudiens au YĆ©menYEMEN wali waxa socda da daalo laudoonayo in dib loogu sooceliyo xasiloonida dalka yemen taasoo hada meel xunmarayso xaalsdiisu. Dalkassin ayaa waxaa gacanta kuhaysa qaaybo klamida kooxda lamacbaxday “xuuti”. Kuwaaso qaybo badan hada gacanta kyahayo sida ay sheegen.

No comments:

Post a Comment