Wednesday, December 14, 2016

Ninkii rabay in uu Trump dilo oo maxkamadi xukuntay








http://ichef-1.bbci.co.uk/news/768/cpsprodpb/9EB2/production/_92962604_0cb37809-a5f4-42a3-b09d-3d53e71ba7cd.jpgSandford ayaa laga qabtay Las Vegas oo uu isu soo bax ku qabtay Donald Trump oo ol'olaha doorashada ku jiray

Nin reer Britain ah ayaa lagu xukumay 12 bilood iyo hal maalin oo xabsi ah ka dib markii uu isku dayay in uu qori xoogo si uu u dilo Donald Trump.

No comments:

Post a Comment