Saturday, December 31, 2016

Bal Akhri Ilana wadaag. Sheekada "zamir jacayl'. Bye Axmed faahiye

Bal Akhri Ilana wadaag.
Sheekada "zamir jacayl'.
Dabcan dadku iskuwada aragti maaha taasi waa aragtida aad qabto xaqiiqatan haa qofkastaa waa shaqeeya balse wakhti uma waayo jacaylkiisa si uu farxad ULA qaato. Iyada oo ayjirto wakhti yari hadana kama daalo xiisahaaga. Markasta waxaan isku daya inan Ku qanciyo hadana magaranYo sababta. Kentay inaad IGA cabato. Jacalka sidiisaba mawaayo ciil iyo dhibaato balse waxaa looga baxaa waa wada jir kudarso xisaabta midakle waanka fogahay way fiicnaan lahayd hadaad hal habeen ilaa qaadato wakhti iyo caways wacan ma ihi Axmed kii hore waxbadan ayaa iibiiray.markaa loo eego dhinaca hour marinta jacaylka iyo lamaanaha, wakhti siin qofka aad jeceshahay ma doonayo inaad marnaba iga fogaato waayo qalbigayga ayaad kuqorantahay waxaan Nafta kuseexiyaa marbu wakhtigu kuu sahli farxadna Aadla qaadan ee nafeey zamir. Waa dhambaalkii ugu xiisaha badnaa ee aankuu soo qoro mudo hada laga joogo laba sano. Bye waa Axmed kaagi ever love.

No comments:

Post a Comment