Wednesday, November 16, 2016

Guusha Gobolka Awdal oo qabsatay bogaga Inteneka

Guusha Gobolka Awda oo qabsatay bogaga Inteneka kadib markii loolan adag ayla gashay qaubha kala duwan gobalada somlailand iyadoo gaaar ahana guul taariikhi ah ka soo hooyay xulka
gobolk saaxil. guushan ayaa kusoo beegmaysa mudo 25 sano kadib cayaaro adag oo ka bilaabmay guud ahaan goblada somalland. hadaba waxaa iyana sibalaadhan looga dabaal dagay isla markaana siwayn ay usoo dhaweeyeen waa shacabka awdale guushan taarriikhiga ah ee ayka soo hooyen koobka gobalada somaliland. dhamaan shacabka ku dhaqan awadal ayaa farxad wayn ku til maamay guushaasi iyagoo si gaara u hamabalyeeye halyeeyadii guusha soo hoyay

by Wariye Axmed faahiye
free boss blogger
dj office

No comments:

Post a Comment