WAR DEG DEG AH Daawo Diyaarad ay Leedahay Shirkadda Diyaaradaha Emaraadka oo Gubatay.
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Emirates ayaa saaka ku bur burtay garoonka diyaaradaha ee Dubai, xilli ay soo caga dhigatay wadada run-wayga. Illaa 275 rakaab ah iyo shaqaalaha diyaarada ee saarnaa ayaa la bad baadiyay, ka hor inta aanu baahin dabka ka kacay diyaarada.
Free Boss Blogger