Hindiya (Free Boss ):- Sagal Cabdi Xassan oo wasiir Cali Mareexaan adeer u yahay ayaa waxaa ay ka hadashey dareenkada ku saabsan Wiil uu dhalay wasiir Cali Mareexan oo xanuusanaya isla markaana ay u saareyso mid ka mid ah kalyaheeda .
Sagal iyo aabaheed oo ku sugan dalka Hindiya ayaa waxaa ay sheegen in Sagal ay iskeed u go,aansatey in ay kalideeda u sarto inanka ay ilmaadeerka yahiin ee uu dhalay wasiir Cali Mareexan isla markaana wararka ay shalay warbaahintu ka baahisay islaanta ayeyda u ah gabadhan Sgal aanay aheyn sida ay islaantu warbaahinta ka sheegay ee ah in lagu qasbey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Free Boss Blogger
India office
No comments:
Post a Comment