Marxuumka ayaa waxaa dhalay wasiirkii hore ee wasaarada ganacsiga ee xukuumadaii madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, mudda baddana ahaa maamulha xafiiska manaahijka ee dawladii Jamhuuriyadda dimuquraadiga Soomaliya.
Marxuumka la toogtay Ilaahay ha u naxariistee ilaa haddana lama ogo sobota rasmiga ah ee uu shilku u dhacay, dhaawaciisana waxaa la geeyey magaalada Hargaysa halkaas oo uu markii danbe ku dhintay.
Marxuumka ayay gaadhiga wada saarnaayeen haweenay ay safar ku wada jireen, una sii jeedeen magaalada Hargaysa, oo hadda xabsiga la dhigay, laamaha amaanka ee magaalada Arbsiyo ayaan ka hadal dhacdadan iyaga oo ilaa haddana ay telefonadoodu mashquul yihiin.
free Boss Blogger Borama office
No comments:
Post a Comment