Akhri Deg Dega Iyo Orodka ka Jira Garowe,+Ciidanka Oo Heegan la Geliyey Maxaa Ku Soo Kordhay Halkan Ka.. War goor dhaw naga soo gaaray Magaalada Garowe ayaa waxa uu sheegayaa in Ciidanka Amniga Magaaladaasi la geliyey heegan buuxa kadib qal qal amni oo la maleegayo.
Ciidanka ayaa howlgal ballaadhan waxay ka sameeyeen Magaaladaasi dad badana xabsiga la dhigay.
Dadka lasoo qabtay waxa ku Jira Askar Katirsan Maamulka Puntland iyo Shacab.
Jimcaale Jaamac Takar oo qeyb ka ahaa Saraakiisha howlgalkaasi ayaa sheegay in Amniga lagu sugayo howlgalkaasi.
Laamaha Amniga ayaa waxa ay sheegeen inay dib saxaafada kaga soo gudbin doonaan warkaasi iyo howlgalka waxa lagu soo qabtay intuba.
Wixii Faah Faahina Ee Soo Kordha La Soco Gordhow
Ciidanka ayaa howlgal ballaadhan waxay ka sameeyeen Magaaladaasi dad badana xabsiga la dhigay.
Dadka lasoo qabtay waxa ku Jira Askar Katirsan Maamulka Puntland iyo Shacab.
Dadweynaha ayaa ku baraarugey jawi ka bedelan kii hore meelaha ugu badan ee caasumada iyo jidad kasta oo kamid ah magaalada ayay tagayeen ciidamadu
Ciidankan Heeganka la geliyey waxa uu saameynayaa dhamaan deegaanada Maamulkaasi ka arimiyo.
Madaxweynaha Dawladda Puntland ayaa shalay shir gaar ah la yeeshay Talisyada ciidamada kala duwan oo ay arrimo badan kawada hadleen siiba dhinaca Amniga guud.
Jimcaale Jaamac Takar oo qeyb ka ahaa Saraakiisha howlgalkaasi ayaa sheegay in Amniga lagu sugayo howlgalkaasi.
Laamaha Amniga ayaa waxa ay sheegeen inay dib saxaafada kaga soo gudbin doonaan warkaasi iyo howlgalka waxa lagu soo qabtay intuba.
Wixii Faah Faahina Ee Soo Kordha La Soco Gordhow
Free Boss Blogger
No comments:
Post a Comment