Saturday, July 23, 2016

SADDEX CARUURA OO KU NAFWAAYAY DAB-QABSADAY GURIGOODA IYO KHASAARAHA KA DHASHAY

HARGAYSA(FBB)saddex caruura ayaa ku dhintay guri ku yaala, xaafada Idaacada ee magaalada Hargeysa, ka dib markii uu dab-qabsaday sidoo kale waxaa ay xaaladiisu halis tahay abahood.
saddex caruura ayaa ku dhintay guri ku yaala, xaafada Idaacada ee magaalada Hargeysa, ka dib markii uu dab-qabsaday sidoo kale waxaa ay xaaladiisu halis tahay abahood.
Gurigan oo ka kooban shan makhsin, ayaa waxaa uu dab-kani qabsaday saaka abaaro tobankii subaxnimo, sida uu noo xaqiijiyay taliyaha ciidanka dab damiska Somaliland Gaashanle sare Axmed Maxamad Xasan Sawaaxili.
Waxaanu taliyuhu sheegay in sababtan dabka dhalisay ay tahay,in odayga gurigan leh oo dhimirka wax ka qaba uu dab qabadsiiyay.

sidaasna uu ku shufbeelay gurigii, kaliyaatana waxyar uun laga gaadhay bakhtiin tiisa iyobadbaadintiisaba

No comments:

Post a Comment