Sunday, July 10, 2016

Meherka furnle iyo nimca dareen jig jiga

Free Boss Blogger

waxaa iska soo daba dhacaya dhambaalada hambalyada arooska furinle iyo nimca dareen oo run ahaantii siwayn looga dareemay gayiga somalida. musicionka caanka ahn ee AXMED WALI MAXAMUUD FURINLE  oo horay ula soo rafiiqay asma love ayaa todobaadkan dhexdiisa meherkoda kadhacay fanaanada caanka ah ee nimco dareen. balse majiro warar rasmi ah oo kasoo baxaya xidhiidhka xaaskiisii hore Ee Asma AXMED ISMACIIL ASMA LOVE.

No comments:

Post a Comment