Burco (FBB):- Gudoomiye Ku xigeenka Gobalka togdheer isla markaana ah ku simaha gudoomiyaha gobalkaasi Muddane Maxamed Diiriye Xayed ayaa waxaa uu ka war bixiyey safar ay maalintii khamiistii ugu baxeen xuduuda Somaliland la leedahay dalka Ethiopia ee u yaala gobalka Togdheer .

Waxaa uu sheegay Gudoomiye ku xigeenku in ciidanka Liyuu Boolisku ay ku soo xad gudbeen xuduuda Somaliland isla markaana sifo sharci daro ah ay gudaha u soo galeen 18 km oo ah dhulka Somaliland
Mr.Xayed Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Togdheer waxaa uu sheegay in ay ciidamadani waddan Daan Daansi iyo hawlo aanay ka war heyn dawlada dhexe ee dalka Ethopia balse ay Somaliland fiiro gaar ah ku eegayso
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
No comments:
Post a Comment