Inta la xaqiijiyay toddobo qof oo rayid ah ayuu dhaawac ka soo gaaay bobm gacmeedka.
Waxaa la aaminsan yahay in gaaari ciidamada oo meesha marayay la beegsanayay.
Alshabaab ayaa bisha ramadaan kordhisay weerarada ay ku qaado shacabka, ganacsatada iyo dowladda.
Maanta oo ah maalintii ugu danbaysay bisha Ramadaan ayaa aad loo buuxaa suuqyada si loogu diyaar garoobo Ciida.
No comments:
Post a Comment