Yaab Daawo 2500 Qoys Oo Raashin Dhacay Loogu Qaybiyey Magalada Borama.
Borama(FBB)Guddigii abaaraha ee heer gobol ee Gobolka Awdal ayaa maanta dadwayne badan oo ku nool magalada Borama u qaybiyey Raashin wakhtigiisu dhacay,siday soo tabisay warbaahinta Gobolka Awdal.Dadka Raashinkan wakhtigiisu dhacay loo qaybiyay ayaa tiradoodu gaadhaysay ilaa2500 qof oo danyar ah.
No comments:
Post a Comment