Thursday, June 23, 2016

Weriyihii Horn Cable Tv Oo Weli Xidhan Iyo Xukuumada Ooka gaabsatay xadhiga wariyaha,+ Uraradii Xuquuqul Iinsanka Oo La Waayay.


Weriyihii Horn Cable Tv Oo Weli Xidhan Iyo Xukuumada Oo Ilaa Iminka Aan Ka Hadal,+ Uraradii Xuquuqul Iinsanka Oo La Waayay. Magaalada Jigjiga Waxa Ku Xidhan Weriyahii Horn Cable Tv Oo Xukuumada Maamulka Itoobiya Ka Qafaajeen Magaalada Uu Ka Soo Warami Jiray Ee Gabiley 

Waxaana Weriyahani Oo Sababta U Itoobiya Ay U Xidhay Ayaa Loo Aanaynayaa Warbixin Horn Cable Tv Ka Diyaariyeen Xasuuqii Jaamacdubad Oo Tvgu Warbixin Ka Diyaariyeen Waxaana Warbixintaasi Sababtay In Weriyaha Tvga Ee Magaala
da Gabiley La Qafaasho Isla Markaana Horn Cable Khadka Tecomka Laga Saaro

Xukuumada Somaliland Oo Masuul Ka Ah Shacabka Somaliland Ayaa Ilaa Iminka Ka Hadlin Xadhiga Weriye Mukhtaar Nuux Ibraahim Oo Ku Xidhan Magaalada Jigjiga Ee Xarunta Itoobiya 

Waxaana Sidoo Kale Ka Gaabsaday Xadhiga Weriyahani Siyaasiyiinta Cuqaashada Salaadiinta Waxgaradka Iyo Asxaabta Qaranka Oo Inta Badan Ka Hadla Marka La Xidho Weriyayaal Xadhig Ay Kula Kacdo Xukuumadu Hadana Ma Jirto QOraalo Ay Ka Soo Saaren Weriyaha Lagu Xidhay Jig jiga

No comments:

Post a Comment