Burburkabaska lagu qarxiyay lafoole agtiisa.Wararka ka imanaya Soomaaliya, ayaa sheegaya in ugu yaraan 18 qof ay ku dhinteen bambaano jidka la dhigay oo u dhow Muqdisho.
Bombka ayaa ku qarxay bas yar meel u dhof Lafole. Dadka dhintay dhamaan ayaa la aaminsan yahay inay yihiin shacab.
Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay inuu u dhawaa baabuur siday milatari oo aan qasaaro gaarin.
Qofna ma sheegan weerarka ,laakiin kooxda Alshabaab ayaa weerar ku qaada shacabka iyo dowladda.
No comments:
Post a Comment