Wednesday, June 1, 2016

mr, ciro oo shaaciyay Inuu musharax kadhigi doono hadii uu ogolaado kubiiritraan xisbiga Pro, Axmed Ismaaciil Samtar

Akhri:- Kulan Maanta Dhex Maray Gudoomiye Cirro Iyo Pro, Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Qodobada Uu Cirro U Bandhigay Siyaasigan Lagu Tartamayo

Hotelka Like Asal waxa maanta kulan hoose ku yeeshay Pro, Samatar iyo Gudoomiye cirro kulankan oo salka ku hayey sidii Cabdiraxman Cirro ugu qancin lahaa in uu ku soo biiro Xisbiga Waddani
Gudoomiye Cirro waxa uu Axmed Ismacil Samatar u bandhigay Laba qodob oo uu ku doonayo in uu ku soo xero galiyo Pro, Axmed waxaanay ay kala yihiin
1- Xisbiga Waddani waxa uu u balan qaaday in uu siiyo Kursiga Murashaxa Madaxweyne ku Xigeenka Xisbiga Waddani
2- Waxaan diyaar u ahay in aan kugu wareejiyo Jagada Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Doorashada Dabadeed
Labadan qodob ayaa ah arinka uu la shir yimi Gudoomiye Cabdiraxman Cirro balse jawaabta ayaa laga sugayaa Pro, Axmed Ismaaciil Samtar oo maal maha soo socda Shaaca ka qaadi doona Xisbiga Uu Ku biirayo

THE BOSS bLOGGER

Free Boss Blogger

No comments:

Post a Comment