Khadra waa
fanaanad caanka ah gayiga somalida kadib marki ay fanka kusoo biirtay ayaa
waxaa ay xidhiidh lasamaysay dhigeeda mursal muuse oo isna markaasi ahaa mid
aad ugu baahan gacan qabasho xidhiidh dheer oo dhexmaray kadib labada fanaan
ayaa nolosha qaybsada fankoodu uu cirka gaadhy islmarkaan siwayn loo dhegaysan
jiray. Muda kadib waxaa dalka soo
gaadhay fanaanada caanka ah Ee Hodan Abdirahman oo lasheegay inay xidhiidh dhow
lahayen wakhitgaasi mursal balse khakigaasi silimo muu noqon mid wakhtigaasi
jirgalay. Sikastaba ha ahaatee waxaa mudooyinkii ugu dambeeya mareegaha
internetka lugu hadalhaya inay kala tageen lamaaneyaasha kala Ah
Hodan iyo
Alta
Mursal iyo
silimo
Waxaa dhineecda
iftiimisay arintaasi hodan oo ah fanaanad caanka ah gaiyga somalida hada
Isla markaana
sheegay inay hada xidhiidh leeyihiin iyada iyo bosskeeda cusub ee Mursal muuse,
Arintaa ayaa
waxaa si cadha le uga hadlay maxamed alta oo ahaa bosskii hore hodan weedhahan
isku dhafan ayaa imaanaya xili uu jiro khilaaf ismari waa ah oo dhamaan
dhexyaal bahda kooxda xidigaha geeska oo hada lasheeygayba iny buru burtay.

No comments:
Post a Comment