Fanaanada caanka ah Ee kabayre Oo si kulul uga hadashay dad ay sheegtay Inay isticmaalaan magaceeda facebook ga farxiya kabayare ayaa fariin ay soo dhigtay baraha facebookga si kulul uga hadashay dadku ay sheegatay inay maaceeda facebok ga ku isticmaalaan waxa loo yaqaano official page. farxiya ayaa cadaysay inaanay lahayn wax facebook ah. sikastaba ha ahaatee waxaa maalimihii lasoodhafaay facebook laysa dhermarayay sawirada saiygeeda iyo wiilkeeda. balse kabayare ayaa siwayn udhalishay in ayada oo ah fanaanad qaran magaceeda sifa khaldan oo isticmaalo
No comments:
Post a Comment