Wararka shabakadda FBB soo gaadhaya ayaa sheegaya in dadka shacabka deegaanka shalay xasuuqu ka dhacay ay gubeen gaadhigii ay saarnaayeen ciidanka new police-ka oo ay la socdeen kuwa federaalka Itoobiya
wararka ayaa sheegaya in
maydka qaar ka mid ah askartan Xasuuqa ka gaystay ay yaalaan halkii jawaabta lagu siiyey
maydka qaar ka mid ah askartan Xasuuqa ka gaystay ay yaalaan halkii jawaabta lagu siiyey
Goordhow la soco faah faahin dheeraad ah

No comments:
Post a Comment