Wararka ayaa sheegaya in dablaydan hubaysani ay ku dhufteen guriga gudoomiyaha tirada sadex baasuuke kadib ay iskaga carareen halkaasi,iyada oo aanu xilligaasi gudoomiyuhu Guriga ku sugnayn,lamana soo sheegin wax khasaare ah.
waxa goobta markiiba gaadhay oo rasaas xoogan riday ciidanka Booliska iyo qaranka ee ku sugnaa saldhigyada magalada oo isla markiiba gaadhay Guriga Gudoomiyaha.
free Boss Blogger
markasta meelkasta
daafaha caalamka
No comments:
Post a Comment