Tuesday, April 26, 2016

Kooxda Daacish oo Gudaha Somalia Galay oo Weeraro Argagixiso ka Fuliyey.

Muqdisho(fbb)Kooxda la magac baxday Dawladda Islaamka ayaa sheegtay in weerarkoodii ugu horeeyay ay ka gaysteen gudaha Soomaaliya.

Kooxda jihaad doonka ayaa sheegay in dagaalyahanadoodu ay weerar bambaano ku bartilmaameedsadeen ciidamada midowga Afrika ee ku sugan magaalada Muqdisho.
Kooxdan Daacish ayaa isku dayay in Soomaaliya ay saldhig ka sameystaan balse waa ay ku guuldareysteen sabatuna waa caqabado ay kal kulmeen kooxda Alshabaab iyo kooxda ay aadka ay isaga soo horjeedaan ee Al-Qaacida.
Bilawga Daacishta somalia ayaa laga cabsi qabaa in ay noqon karto khatar kale oo amni iyo argagixiso hor leh oo somalia ka dilaacday iyada oo hore loo baacsanayay kooxda Al shaba.


xograsmi ah 
by free Boss Blogger

No comments:

Post a Comment