Tuesday, March 1, 2016

Maalmo xusid mudan iyo Maalinkaas. By Wariye Axmed faahiye



waa qaybtii 2aad ee sheekadadeenii , Maalmo xusid mudan iyo Maalinkaas,  By Wariye Axmed faahiye
Somalidii Hioraa tiri “xasuusbaa gelaba lagu xergeeyaa”. Maalintaa way tagtay waxaa uu wakhti badan ku bixiyay helitaankeeda bal inuu markale dib udheehdo muuqaalkeeda. Mudo kadib ayuu maalinkale islagobtii ulayrsi tagay, waxaa uu ahaa mid kelidii socda, kelidii fadhiya kuna cawaynaya kelinimo. “Horaa looyiri guul daradu guushay ku bartaa”. Is mashquulin ayuu ku jiraa waxaa uu dhegaha gashaday Aaladaha wax lagu dhagaysto. Jawiga xeebta oo ad umacaanaa Inta badan waxaa xeebta kulaydhsanaya Tiro ajaanib ah kuwaas oo dalxiis kujooga dalka “Horaa looyiri way fududahay inaad wax jeclaato balse, way adagtahay inaad Ilowdo”. Tusaale ahaan adiga oo kuxiran qof aad uqurux badan ayaad hadan mararka qaad aad arkaysaa qof kasii qurux badan, taasina waa mid inta badan ka dhacda dunidan guud keeda amaba iska caadiya.
Free Boss Blogger
www.free-bozz.blogger.com
Djibouti office
 dhamaad qaybta 2Aad
lasoco qabyta xigta.

No comments:

Post a Comment