Monday, March 7, 2016

Daawo Faysal Cali Waraabe oo Ka Cawday Dhaqaale La`aaan Xisbigiisa Haysata oo uu Ka Ololayn Kari Waayay Iyo Wadani Iyo Kulmiye oo Uu Ku Eedeeyay In Ay Ka Dhaqaale Sareeyaan.

Hargeysa(fbb)Gudoomiyaha Xisbiga Ucid faysal cali waraabe ayaa cabasho ka muujiyay dhaqaale la`aan xisbigiisa haysata oo uu awoodi waayay Dhaqaale uu ku ololeeyo iyada oo wadani iyo kulmiye hore u soo dhameeyeen Gobolada Togdheer,Awdal hada u xadhko xidheen Saaxiloo laga bilaabayo diwaan galinta.Faysal waxa uu sheegay in ay lacagtii dawladda Isticmaalayaan labada Xisbi ee kale.

No comments:

Post a Comment